Markab ay la socdaan Ciidamo badan oo loo soo diray Xeebaha Somalia iyo ujeedka oo la ogaaday

Markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowlada Shiinaha ayna la socdaan ciidamo aad u hubeesan ayaa loo soo diray xeebaha Soomaaliya si uu galbiyo maraakiibta rayidka ah ee Ganacsiga ee mara biyaha Soomaaliya. Markabkan oo xambaarsan Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopters, Gantaallada wax burburiya & Doomo nuuca dheereeya ayaa kasoo shiraacday Dekedda ciidamada milatariga … Continue reading Markab ay la socdaan Ciidamo badan oo loo soo diray Xeebaha Somalia iyo ujeedka oo la ogaaday